DAAWO:- WARBIXIN Xasaasi ah oo ku saabsan Amniga Magaalada Gaalkacyo

0

Telefishinka Puntland TV ayaa Warbixin ka diyaariyay Amniga la xariira Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, waxana awarbixintaas kasoo dhex muuqday dhinacyo kala duwan oo qaybaha Bulshada iyo laamaha amniga la xariira,

Warbixinta ayaa ka hadlaysa dhinaca Bulshada iyo kaalinta ay ku leedahay Ammaanka gaar ahaana Bulshada Soomaaliyeed ee ka yimid koonfurta Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Birmadka ee Gobolka Mudug ayaa ka hadlay halka uu marayo amniga gaalkacyo iyo sida loo wajahay kadib Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee magaalada ka dhacay 31 Bishii hore.

Wariye Cabdiqani Bardacad Xajiin oo ka tirsan Xarunta dhexe ee Puntland TV ayaa Warbixintaan Gaalkacyo ka diyaariyay.

HALKAAN KA DAAWO