DAAWO MUUQAAL:- Somaliland oo gacanta ku dhigtay Hub iyo Gacan ku dhiiglayaal

0

Deegaanada Somaliland waxaa laga soo qab qabtay shaqsiyaad danbiyo kala duwan galay,kuwaas oo Gudaha Magaalada Hargaysa laga soo qab qabtay,waxayna Ciidamad  Boolisku xaqiijiyeen in raga la soo qab qabtay aya ahaayeen shaqiyaadka gacan ku dhiigleyaal ahaa,oo ay Ciidamada Boolisku raadinayeen mudo dheer.

HALKAAN KA DAAWO