DAAWO:Maamulka Gobolada Dhexe Ee Ahlusunna Oo Ka Hadlay Xaalada Amaan Ee Magaalada Caabudwaaq, Unna Digay Taliyaha Qaybta 21-aad.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in Gudoomiyaha dagmada Caabudwaaq ee maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna uu digniin culus u diray Taliyaha Qaybta 21-aad iyo ciidamo uu wato oo gaaray magaalada Caabudwaaq.

 

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Daawo