Shabakada Wararka Allgalgaduud oo heshay Sawiro hordhac ah oo laga soo qaaday toogashadii Saakay

0

Waxaa Saakay la toogtay labadii nin ee ka dambeeyay dilkii Alle ha u naxariistee Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo ka mid ahayd Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta gaar ahaan qeybta Raadiyaha iyo TV-ga.

Shabakada Wararka Allgalgaduud.com ayaa goor dhaw heshay sawiro Cadeynaya in labadaaasi nin la toogtay isla markaana la toogtay oo aan wax shaki ah laga qaadeyn.

Saraakii sar sare oo ka tirsan Maxkamada Ciidamada qalabka sida, Masuuliyiin ka tirsan wasaarada Warfaafinta, Waalidka dhalay Alle ha u naxariistee Wariye Hindiya Xaaji Maxamed Wariyeyaal iyo dad weyne kale ayaa ka qeyb galay dilkii toogashada ee Saakay.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

dilkii 1

dilkii 2