DHAGEYSO WAREYSI:- Waa side xaalada Caafimaad ee dadkii Xalay ku dhaawacmay madaafiicdii ku soo dhacday xaafadahooda

0

Dad ku dhaawacmay madaafiic xalay ku dhacday qaybo ka mid ah degmada Xamr Jajab ee gobolka Banaadir ayaa haatan la sheegayaa in xaaladooda ay tahay mid wanaagsan.

Afar ruux oo isku qoys ah ayaa madaafiicdaasi waxaa ka soo gaaray khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Sahro maxamed oo ka mid ah Qoyskaas ayaan la hadalnay iyada oo ku sugan Isbitaalka Madiino ee magaalada Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-