DHAGEYSO WAREYSI:- Nabadoon Xaad oo ka warbixiyay waxyaabihii uu ku soo arkay Hargeysa iyo Kaftankii dhex maray Madaxda Somaliland

0

Guddigii ka socday Dowlada Federaalka Soomaaliya ee abaaraha ayaa ka warbixiyay waxa ay kala kulmeen shacabka iyo Madaxda Somaliland ka hor intii aanay ka soo tagin magaalada Hargeysa.

Wafdigaasi ayaa waxaa casho sharaf loogu sameeyay xarunta madaxtooyada Somaliland ee Magaalada Hargeysa waxaana halkaasi sheeko iyo kaftan dheer ay ku dhex martay guddigii Dowlada ka socday iyo Madaxda Somaliland.

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah guddigii Dowlada ee gaaray magaalada Hargeysa ayaa ka warbixiyay sida loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa iyo madaxdii ay la kulmeen.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Nabadoon Xaad:-