DHAGEYSO WAREYSI:- Gabar Soomaaliyeed oo si Murugo leh kaga sheekeyneysa Tahriibka iyo dhibaatada ay kala kulantay

0

Gabar Soomaaliyeed oo ka mid ah gabdhihii sanadkaan u tahriibay Wadamada Yurub ayaa si murugo leh ugu sheekeysay dhibaatada ay kala kulantay Tahriib.

Gabadha ayaa sidoo kale sheekeysay qaabka gabdhaha loogu dhibaateeyo doonta dhexdeeda iyo ka hor inta aysan raacin.

Waxay sidoo kale fariin culus u dirtay dhalinyarada soomaaliyeed ee doonayo iney tahriib, waxayna sheegtay in dhib badan laga maro tahriibka.

Gabadha ayaa sidoo kale ka sheekeysay lacagihii ugu baxay Tahriibka iyo intii ay wadada ku jirta isla markaana ay dadkii la socday intooda badan ay horteeda ku dhinteen ka dib markii la ciqaabay.

Hoos ka Dhageyso wareysiga Gabadha oo aad la ilmeyn doonto hadii aad dhageysato:-