DAAWO SAWIRRO:- Magaalada Kismaayo oo laga furay Iskuul ay wax ka baranayaan Caruurta Agoonta

0

Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubadda Hoose waxaa laga furay Iskuul loogu magac daray TAYO oo Hoose,Dhexe iyo Sare ah kaasoo ay wax ka baranayaan caruurta Agoonta ee ku dhaqan magaalada iyo daafaheeda.

Iskuulka TAYO waa mid si lacag la’aan ay wax kaga baranayaan caruurta agoonta oo u baahnaa fursadaan maadaama aysan awoodin waalidkooda inay bixiyaan lacagta ay wax ku baranayaan waxaana Xaflada lagu daah furayay ka soo qeyb galay Waalidiin,aqoonyahano iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

HADABA HALKAAN KA DAAWO SAWIRADDA XAFLADA

12922382_1171292546238841_1223265678_o 12922430_1171292519572177_1165117474_o 12946893_947188042060392_1126439932_o 12948446_1171292499572179_905349154_o (1) 12948446_1171292499572179_905349154_o 12948515_1171292489572180_1589888551_o 12952798_947202555392274_1989094040_o 12953046_947187775393752_2142011176_o 12953226_1171292649572164_1570509611_o 12953239_1171293126238783_1771003786_o 12962419_1171292586238837_696968763_o (1) 12962419_1171292586238837_696968763_o 12970212_1171293086238787_1522250683_o 12970226_947189408726922_126459276_o 12970636_1171292852905477_1485577341_o 12970685_1171292626238833_31588826_o 12980695_1171292559572173_407601176_o (1) 12980695_1171292559572173_407601176_o