TOOS U DHAGEYSO:- Shacabka Muqdisho oo aragtidooda ka dhiibtay Heshiiskii Dowladda Somaliya iyo Puntland dhexmaray

0

Qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda muqdisho ayaa soo dhaweeyey go’aankii xalay magaalada Garowe ee caasimada puntland  ay ku wada gareen dowladda Soomaaliya iyo maamulka puntland.

Shacabka ayaa sheegay inay si aad ugu farxasan yihiin in la heshiiyo islamarkaan soomaalidu ay hal meel isku raacdo, waxayna bogaadiyeen Madexweynaha puntland Cabdiwali Maxamed Cali.

HALKAAN KA DHAGEYSO