DHAGEYSO:- Madaxweynaha Puntland o eedeyn u jeediyay Xasan Sheekh, sheegayna inuusan ka fiirsan..

0

Madaxweyha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Cambareeyay Hadalkii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo  Shalay galab  xili sii horaysay soo saaray Warsaxafadeed walac xoggan geliyay Madaxda Puntland kaaso hakad geliyay xili la filayay Raisulwasare Sharmarke iyo Madaxda Puntland in ay kala saxiixdan wixii ay ka doodayeen maalmihii ugu dambeeya.

C/weli Gaas wuxuu kaloo ka hadlaya heshiiskan ay gareen Puntland iyo federalka isagoo sababeynaya sababaha Puntland ay u ogolatay.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa asna ka hadlay Heshiiskii Dowladda Dhexe iyo Puntland ay Xalay ku kala Saxiixdeen Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-