DHAGEYSO WAREYSI:- Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo maanta tagaya Garoowe

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in maanta la filayo iney magaaladaasi tagaan wafuud ka socoto beesha caalamka.

Wafuudaasi ayaa kuu biireysa wadahadalada u dhaxeeya dowlada Soomaaliya iyo maamulka Puntland oo hadda umuuqda iney isku soo dhawaadeen.

Wafdi ka socdo Qaramada Midoobay ayaa la filayaa iney tagaan magaalada, waxaana kamid noqonaya wafdiga wasiirka arimaha dibada ee Ethiopia iyo masuuliyiin ka tirsan Kenya.

Horey waxaa magaalada Garowe ugu sugnaa wafdi ka socdo dowlada Turkiga iyo wafdiga ra’iisul wasaaraha dalka Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-