DAAWO:- Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka Socda Dowlada Masar

0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay  Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Masar Masar una  qaabilsan Arimaha Afrika Maxamed Idris.

Mahad celin ka dib waxaa la sheegay in kulankaas uu ahaa mid Soomaaliya iyo Masar ay kaga wada hadlayeen in ay iska kaashadaan dhinacyada caafimaadka, waxbarashada, beeraha, ganacsiga, amniga iyo Arimaha Bulshada.

Idris  Kaaliyaha Wasiirka Arimaha Dibedda Masar ee arrimaha Afrika ayaa sheegay in Masar ay diyaar u tahay in Soomaaliya ay ka caawiyaan sidii ay u soo kaban laheyd.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

1 2 3 5 41