DAAWO:- Haween muqdisho ku kulmay oo go’aano soo saaray, Fariina u diray Madaxda Dowlada

0

Haweenka Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen kaalinta ay ku leeyihiin Siyaasada Dalka.

Haweenka ayaa sidoo kale ka hadlay xubnaha ugu mid noqonaya Baarlamaanka Cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ay sheegeen in hada ay yihiin kuwa aan ku filneyn oo aad ugu yar.