DHAGEYSO:- Labo Asrkari oo caan ka ahayd Madaxtooyada Puntland oo la qisaasay

0

Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamada ciidamada qalabka sida iyo dambiyada culus ee MaamulkaPuntland Cabdikariin Xasan Firdhiye ayaa faah-fahin ka bixiyay dil mlagu fuliyay labo askari oo ka tirsana ciidamada qalabka sida ee Puntland, kuwaas oo dilal u gaystay labo askari oo ciidamada Puntland ah.

Labada nine e la qisaasay waxaa lagu kala magacaabaa Siciid Cabdullaahi Ashkir oo ka tirsanaa ciidanka madaxtooyada Puntland ee Garoowe, kaas oo dilay marxuum la oran jiray Yaasiin Maxamed Cumar oo isna ciidamada aha, iyo Saleemaan Siciid Xasan (Saleebaan Tooyo) oo isna dilay Marxuum lagu magacaabi jiray labo xidigle Siciid Cabdiqani Jaamac oo katirsana ciidanka Booliska Puntland.

Hoos ka Dhageyso sida loo qisaasay labada Nin:-