WAR DEG DEG DHAGEYSO:- Madaxweynihii hore ee Puntland Faroole oo ka hadlay qaraxii saaka ka dhacay Gaalkacyo Muxuuse ku yiri dadka Reer Gaalkacyo ?

0

Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa tacsi ka diray geerida ku timi allaha u naxariisto Siciid Cali Yuusuf Gaadayare oo ka mid ahaa dadkii ku dhintay qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay waqooyiga magalada Gaalkacyo.

Faroole ayaa tacsi u diray ehelka Gaadayare wuxuuna illaahay uga baryay inuu samir iyo iimaan ka siiyo dhammaan umaddii uu ka baxay.

HALKAAN KA DHAGEYSO