TOOS U DHAGEYSO:- Magaalada Cadaado oo ay ku heshiiyeen Beelo colaad ay u dhaxeysay

0

Magaalada Cadaado ee Xaruunta KMG Galmudug Waxaa lagu Qabtay kulan ay ku Heshiiyeen Labo Beelood oo Daga Gobolka Galgaduud.

Labada Beel ee Dega Gobolka Galgaduud Ayaa Horay Xurguf u Dhexmartay Waxana Hada lagu Heshiisiiyay Qodobo Dhoor ah.

Wasaarada Dastuurka Galmudug Ayaa Soo Qaban Qaabisa Heshiiska Ay Gaareen labada Beelood iyadoo Goobta laga Aqriyay Waxa lagu Heshiiyay.

HALKAAN KA DHAGEYSO