DAAWO MUUQAAL:- Ciidamada galmudug oo dhoolatus Milatari soo bandhigay,Muuqaalka oo ay dhex muuqdaan Al-Shabaabkii la soo qabtay iyo Madaxweynaha Galmudug oo hadalo Xasaasi ah sheegay

0

Sida Aan Wararkeena idinkugu soo Tabinaynay Waxaa Degmada Bud Bud Lagu Soo Bandhigay ciimado ka Tirsan Shabaabka Waxana Qeyb ka Ahaa  Koox Ajaanib ah.

Muuqaalkaan Waxaa Sidoo kale ku Jira Madaxweynaha Galmudug oo ka Hadlay Arimo Badan oo Xasaasi ah Sida Kaalinta Dowlada Somalia iyo Guulaha Galmudug Gaartay.

HALKAAN KA DAAWO