DHAGEYSO:- Wafdi ka socda Dowlada Turkiga oo Garoowe gaaray iyo Madaxweyne C/weli oo soo dhaweeyay

0

Safiirkii Dowladda Turkiga u qaabilsan arimaha Somaliya ayaa gaaray Magaalada Garowe ee xarunta Puntland, halkaasi oo ay ka socdaan wada hadalo u dhaxeeya Dowladda Somaliya iyo Puntland.

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Ku soo dhaweeyay Madax ka tirsan Puntland, iyadoo intaasi kadib loo galbiyay Madaxtooyada Garowe.

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ayaa ku sugan Magaalada Garowe ee xarunta Puntland, halkaasi oo uu u tagay arimaha ku aadan sidii Puntland uu kaga dhaadhicin lahaa qaadashada nidaamka 4.5.

Madaxweyne Gaas ayaa ka warbixiyay kulan uu la qaatay safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

IMG_37551 IMG_6675 IMG_3798 IMG_3794 IMG_3782 IMG_3781 IMG_3768 IMG_3765 IMG_3758 IMG_3754