DHAGEYSO:- Nabadoon Axmed Diiriye oo diiday in Muqdisho 4.5 wax loogu qeybiyo

0

Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho aysan ku jirin Meelaha wax loogu qeybsanayo Hanaanka Qabiilka Ee 4.5.

“Waxaa jirta in Caasimadda Labaad iyo tan saddexaad Ee Soomaaliya oo Ummadda oo dhan ka dhaxeysa ay sheegtaan Qabiilo Muqdishana aysan kuwaas waxba ka duwaneyn oo qabiil uu leeyahay sida uu hadalka u dhigay”Cali Diiriye.

Hadalka Nabadoon Axmed Cali Diiriye ayaa imaanaya iyadoo dadka ku nool Muqdisho ay Dhowr jeer sheegeen in la hilmaamay Doorkii ay Muqdisho ku laheyd Nidaamka Federaalka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-