DAAWO:- Siyaasiyiinta Muqdisho oo go’aano ka soo saaray xaalada Muqdisho iyo Madax banaanideeda

0

Kulan ay maanta magaalada muqdisho ku yeesheen qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka Muqdisho ayay kaga hadleen sidii loo cadeyn lahaa maqaamka uu yeelanayo Caasimada Muqdisho.

waxay sidoo kale sheegeen in ay muhiim tahay in shacabka reer muqdisho xuquuqdooda la siiyo isla markaana la cadeeyo xaqa ay ku leeyihiin nidaamka federaalka.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-