Daawo Sawirada Dowlada Maraykanka oo sheegtay in la soo afjaray weerarkii Aqalka Congress-ka

0

Mid ka mid ah Maraakiibta Dalka Faransiiska ee jooga Biyaha Soomalaiya ayaa qabtay Doon  uu saran yahay Hub aad u fara badan,kaas oo la sheegay in loo soo waday Soomaaliya.

Doonta ayaa laguq abtay Xeebaha Waqooyi ee Badweynta Hindiya,waxaana Markabka Th FREMM ee Dalka Farasniiska uu qabtay kadib markii laga shakiyay Doonta.

Shaqaalaha laguq abtay Doonta ayaa la sheegayaa in aysan wada dhalada Waddamada ay ka soo jeedaan,wqaxaan ay taasi sii kordhisay shakiga ah in Doontu ku socotay Soomalaiya.

Sarkaal u hadlay Dowladda Faransiiska ayaa sheegay in tani ay ka mid tahay howlaha Dalka Faransiiska ay u joogaan Biyaha Soomaaliya.

Hubkan,waxaa uu isgu jiraa Qoryaha fud fudud oo boqolaal ah,Gantaalo,iyo Qoryaha ka hortaga Taanggiyada iyo Rasaas aad u farabadan,walina lama shaacin halka uu ka yimid iyo cidda uu sida gaarka ah ugu socday.

Booliska Ayaa ku amrayay dadka ku jira dhismaha Aqalka in qof walba oo joogo goobta uu ku suganyahay iyagoo sidoo kalana mamnuucay in la soo galo isla xaruntan.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

CONGRESKA-2 (1) CONGRESKA-2 CONGRESKA-3 (1) CONGRESKA-3