DHAGEYSO WAREYSI:- Siyaasi Baadiyow oo ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu kala qeybinayo odayaasha HIIRAAN

0

Siyaasiga C/raxmaan Macallim C/llaahi “Baadiyow” oo ka tirsan Hoggaanka Sare ee Xisbiga Midnimo Qaran ayaa dhaliilay qaabkii uu Madaxweynaha Dowladda Federalka u abaaray sidii uu Odayaasha Dhaqanka Reer Hiiraan ugu qancin lahaa inay ka qeyb galaan Shirka Maamul-u-samaynta Goballadda Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Prof. Baadiyow oo Wareysi Khaas ah siiyey Radio Dalsan, waxa uu ku eedeeyey Madaxweynaha inuu kala qeybinayo, isla markaana uu khilaaf ka dhex abuurayo Odayaasha Reer Hiiraan, waa sida uu hadalka u dhigay.

HALKAAN KA DHAGEYSO WARESYIGA BAADIYOOW