DHAGEYSO WAREYSI:- Deegaano ka tirsan Sanaag Abaaro ba’an ay jiraan oo Gurmad la gaarsiiyay

0

Meelo badan oo Soomaaliya ah, ayaa waxaa kasoo yeeraya qaylo-dhaan la xiriirta abaaro ba’an oo ku habsaday dadka iyo duunyada, waxaana socda dadaallo gurmad lagu gaarsiinayo meelaha sida xun ay abaaruhu u saameeyeen.

Guddoomiyaha Guddiga Abaaraha ee Puntland Sheekh Fu’aad Maxamuud ayaa sheegay in gurmad dhinaca abaaraha ah ay gaarsiiyeen qaybo ka mid ah Bariga Sanaag.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA