TOOS U DHAGEYSO:- Qaar ka mid ah Odayaasha HIIRAAN oo kasoo horjeestay Heshiiskii Maanta lagu gaaray Beledweyn

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka arimaha gudaha, qaar kamid ah waxgaradka gobolka Hiiraan iyo odoyaal dhaqameyd ayaa waxa ay kulamo ku qaateen magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Saddex ka mid Odayaasha iyo waxgaradka ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa waxa ay ka soo horjeesteen heshiiskii maanta lagu gaaray magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maalmahanba waxa ay magaalada Beledweyne ka wadeen sidii dib loogu ambaqaadi lahaa shirka maamul usameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

HALKAAN KA DHAGEYSO