DAAWO:- Puntland oo Gudaha Xabsiga waxbarasho ugu bilowday Caruurtii Yar yareyd ee lagu soo qabtay Dagaalkii Al-Shabaab

0

Wasaarada Cadaalada iyo dhaqan celinta Puntland iyo xeer ilaalinta guud ee Puntland ayaa si wada jir ah u booqday xabsiga weyn ee magaalada Garoowe halkaas oo ay ugu kuur galayeen xaalada Maxaabiistii dhowaan hawlagalkii Suuj lagu soo qabtay,gaar ahaan kuwii da’doodu aad u yarayd waxaana ka muuqday isbedel dhanka nolosha ah.

Wasaaaradda cadaalada ayaa u qaybisay Dhar, Raashin fudud oo nafaqo leh iyo kutub Qura’aan ah, iyadoo xabsiga gudihiisa lagu barayo Quraanka iyo barnaamij dhaqan celin ah oo ka mid ah barnaamijyada Puntland xabsiyada ka fuliso.

1 2 3 4 5