DHAGEYSO+SAWIRO:- Madaxweynaha Puntland oo Maanta booqday deegaanka Garacad oo dhawaan lagu dagaalamay

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta booqasho ku tagay deegaanka Garacad ee magaalada Jariiban ee gobolka Mudug oo maalmihii dambe ay ku wada dagaalameen Al-Shabaab iyo Ciidamada maamulka Puntland.

Madaxweyne C/weli Gaas ayaa markii uu gaaray deegaanka Garacad Waxa uu mid mid u gacan qaaday dhamaan Askartii ku sugneyd deegaankaasi, waxa uuna ku amaanay guusha ay ka gaareen dagaaladii ay la galeen Al-Shabaab.

Waxa uu sidoo kale warbixino ka dhageystay Saraakiishii Ciidamada Maamulka Puntland ee ku sugan deegaanka Garacad, waxa uuna wax ka weydiiyay nolosha askarta ay ku sugan yihiin iyo hadii ay u baahan yihiin agab ciidan iyo dhaqaalo kale.

Hoos ka Dhageyso Codka, kanaDaawo Sawirada:-

IMG_3107

IMG_3124 IMG_3128 IMG_3129 IMG_3206 IMG_3207 IMG_3211 IMG_3213 IMG_3214 IMG_3220 IMG_3225 IMG_3229 IMG_3230 IMG_3232 IMG_3232-1 IMG_3239 IMG_3240 IMG_3242 IMG_3246 IMG_3252 IMG_3253 IMG_3271 IMG_3272 IMG_3279 IMG_3325 IMG_3352 IMG_3352-1 IMG_3355