DHAGEYSO WARBIXIN:- Sidee u shaqeynayaan Isbitaallada Banaadir iyo Madiina kadib markii uu Dabku qabsaday ?

0

20kii iyo 21kii Bishan Maarso,waxaa uu Dab ka kacay Isbitaallada Banaadir iyo Madiina ee Magaalada Muqdisho,waxaana Isbitaalka Banaadir uu dabka ka saameeyay qeybta Keydka Daawada oo 3 Bakhaar oo Dawada lagu keeydinayay ayuu dabkaasi saameeyay.

Isbitaalka Madiina ayaa isna Subixii Dab qabsaday,waxaana uu Dabkaasi baabi’iyay 8 Qol oo ka mid ah qeybta Qalliinka ee Isbitaalkaasi iyo agabkii ku jirayba.

Haddaba kadib dabkii qabsaday Isbitaalladaasi side u shaqeeyaan hadda,waxaa Warbixintan ku eegaya Wariye Haajir C/Qaadir Nuur oo ka howlgala Idaacada Mustaqbal ee Magaalada Muqdisho

HALKAAN KA DHAGEYSO