DAAWO:- Muuqaalo laga soo qaaday Ciidamada Galmudug ee Maanta la dagaalamay Al-Shabaab

0

Saraakiisha Ciidamada Maamulka Galmudug ee horkaceysay dagaaladii Maanta ay la galeen Ururka Al-Shabaab ayaa goor dhaw soo bandhigay muuqaalo muujinaya Ciidamada maanta Al-Shabaab ka saaray ee kula dagaalamay deegaano ka tirsan Maamulkaasi Galmudug.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-