DHAGEYSO:- Madaxweyne Axmed Madoobe oo sheegay in Ciidamada Jubbaland Heegan la geliyay

0

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo Shalay Kormeer ku tagay Degaano hoosyimaada Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in Ciidamada Jubbaland ay Heegan ku jiraan.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa AMISOM ay hadda isku Diyaarinayaan Weeraro ay ku qaadeen Gobolka Jubbada Dhexe si Al-shabaab looga saaro.

Ciidamada Jubbaland ayuu sheegay Axmed Madoobe in hadda loo diyaariyay Weeraro ay la galaan Xarakada Al-shabaab.

HALKAAN KA DHAGEYSO