DHAGEYSO SHIRKA JARAA’ID:- Madaxweyne Gaas oo si adag kaga hadlay Al-Shabaab, Sababta uu u tagay Itoobiya, Safarkiisa dheeraa iyo Arimo kale oo Xasaasi ah

0

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo galabta soo gaaray magaalada garoowe ayaa si adag uga hadlay dagalka ay Puntland kula jirto Al-shabaab.

wuxuu sheegay in ay guulo ka gareen dagaalka ay kula jiraan  Al-shabaab isla markana ay soo afjarayan dhowaan isagoo rajo ka muujiyay inay guulo ka gaaran.

Madaxweyne Gaas wuxuu sheegay in socdaal uu ku soo maray Itoobiya uu kala soo hadlay sidii ay gacan uga gaysan lahayeen dagaalka ay kula jiraan shabaab.

waxa su’alo laga weydiiyay habacsananta Ciidanka Sirdoonka Puntland oo sahashay in la ogaado shabaab oo dhulka Puntland jooga.

HALKAAN KA DHAGEYSO SHIRKA JARAA’ID