DHAGEYSO:- Dad Soomaaliyeed oo lagu Xeray Dalka Masar

0

Waxaa la so sheegaya in magaalada Qaahira ee Dalka Masar laga qab qabtay Muwaadiniin Soomaali ah, kuwaasi oo ku dhaw 200 oo qof.

Ciidamada amaanka ee Dalka Masar ayaa dadkaan gacanta ku dhigay ka dib marki la sheegay iney ahaayeen Tahriibayaal.

Dadkan Soomaaliyeed ee Ciidamada amaanka ee Dalka Masar ay qabteen ayaa waxaa laga soo qabtay iyagoo saarab basas dhex maraayay magaalada Qaahira.

Mid ka mid ah dadka Soomaaliyeed eek u sugan Dalka Masar ayaa ka warbixiyay dadkaasi ay gacanta ku dhigeen Ciidamada amaanka Dalka Masar.

Hoos ka Dhageyso Codka:-