DEG DEG+DHAGEYSO:- Dab Xoogan oo goor dhaw ka kacay Isbitaalka Madiina

0

Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka kacay Dab,waxaana wararku sheegayaan in uu dabka qabsaday keyba Saalada ee la dhigo dhaawacyada.

Mid ka mid ah Dadka ku howllan daminta Dabka ayaa inoo xaqiijiyay in 8 Qol oo ka mid ah qeybta Saalada uu dabkaasi saameeyay.

ma jiro khasaare nafeed oo ilaa hadda laga soo wariyay dabka ka kacay Isbitaalka Madiina ee Magaalafda Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-