DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Wiil Soomaali oo Shir heer Caalami ah ka qeyb galay iyo guul usoo hooyatay Soomaaliya

0

Shir ay ka soo qayb galeen ergooyin ka kala socday 160 wadan oo Caalamka ka tirsan ayaa lagu qabtay dalka Colombia ee Latin America.

Shirkan ayaa lagaga hadlayay sidii kor loogu qadi lahaa shaqo abuurka dhalin yarada iyo hal abuurka fikradaha ganacsi iyo wax soo saarka dalalka.

Axmed Cali Jaamac oo ah qofka kaliya ee Soomaaliga ah ee shirkaasi ka qayb galay ayaa warbaahinta ugu warbixiyay muhiimadda Shirka iyo waxa ay ka korodhsadeen maadaama oo uu ka yimi geeska Africa oo shaqo la’aanta dhalinyaradu aad u badan tahay.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Wiilka Soomaaliga:-

wiil soomaali