DHAGEYSO: Waa Fariinteena Maanta Ku Socota Damujadiidka Galmudug Iyo “INTA HAANTA QABADAHA, QAARKA SARENA BANAAN YAHAY, TAAKANA QABYA TAHAY QALABKA WAA SIDEENAA, KAY QALOOC LA TAHAYOW WAA INOO QORI AFKII”.

0

Waa Fariinteena Maanta  Ku Socota Damujadiidka Galmudug Iyo “INTA HAANTA QABADAHA, QAARKA SARENA BANAAN YAHAY, TAAKANA QABYA TAHAY QALABKA WAA SIDEENAA, KAY QALOOC LA TAHAYOW WAA INOO QORI AFKII”.

 

 

 

 

 

 

Jaalleyaal Halganka Nolosha Iyo Difaac sharafteena ma uu dhamaanin ee haduu biloow yahay, dhigi meeynana qalabka ilaa aan guusha aan doonayn ka gaarno dhan walba, u diyaar garooba inaynaan Dhowran, Dulmiga, Bahdilka Iyo Sharaf Xumada Dadkayaga ay u geysanayaan Damujadiidka Galmudug Hogaansha.

 

Hoos Ka Dhageyso Fariinteena Maanta

aar sade