DHAGEYSO:- Dhalinyaro lagu eedeeyay iney ka tirsan Al-Shabaab oo laga soo qabtay Afgooye

0

Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM ayaa maanta howl galo culus ka sameeyay xaafadahada degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose.

Ciidamada ayaa soo qab qabtay dhalinyaro badan oo la xiriira iney ka tirsan yihiin Al-Shabaab isla markaana ay baaritaano ku sameynayaan dadkaasi ay soo qabteen.

waxa uu sheegay in sharciga la horkeynayo baarista ka dib hadii ay ku cadaato iney ka tirsan yihiin Al-Shabaab.

Hoos ka Dhageyso Codka:-