DHAGEYSO:- Degmada BalanBalle oo Arrin la yaab leh lagu arkay iyo Maamulka oo ka hadlay

0

Maamulka Degmada Balan bale ee Gobolka Galgaduud ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee Degmada Balan bale gaar ahaan dhanka nolosha iyo amniga.

Gudoomiye ku xigeenka Degmada Balan bale ee Gobolka Galgaduud C/risaaq Axmed Xalane ayaa sheegay in amniga guud ee Degmada uu yahay mid la isku haleyn karo.

Waxa uu tilmaamay in Maamulka Degmada Balan bale oo kaashanaya shacabka in ay ku guuleysteen xaqiijinta amniga guud ee degmada Balan bale iyo xaaladaha kale ee degmadaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka:-