DHAGEYSO WAREYSI:- Guddoomiyaha Bandar-Bayla oo sheegay in Al-Shabaab ay qabsadeen qeybo ka mid ah Degmada

0

Guddoomiyaha Degmada Bandar-Bayla ee gobolka Bari Siciid Aadan Cali ayaa VOA-da u sheegay in helayo warar sheegaya in al-Shabaab ay soo gaadheen qaybo ka mid ah degmadaasi.

Hadalkiisa ayaa imanaya ayada oo wararka ka imanaya degaanka Garacad ay sheegayaan inay halkaasi ka baxeen maleeshiyadii ururka Al-Shabaab ee shalay ku yimid doonyaha, kuwaasi oo haatan la sheegay inay dhinaca gudaha u galeen dhulka Puntland.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA