Daawo Sawirada Wafdi uu hogaaminayo Ra’isal Wasaaraha oo gaaray Dalka Talyaaniga

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaaarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Talyaaniga, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga.

Ujeedka socdaalka Ra’iisul wasaaraha ayaa ah sidii uu kulamo ula qaadan lahaa madaxda dalka Talyaaniga, kuwaasi oo uu kala hadli doono sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal iyo arrimo kale oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha iyo wafdiga la socda waxa ay warbixin ka dhageysteen safiirka Soomaaliya ee dalka Talyaaniga oo ka warbixiyay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Talyaaniga ku nool.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

IMG_8458 IMG_8458-1 IMG_8462 IMG_8464 IMG_8466 IMG_8468 IMG_8469 IMG_8472 IMG_8473 IMG_8473-1