DHAGEYSO:- Faah faahino ka so baxaya Qarax ka dhacay Degmada Qoryooleey

0

Degmada Qoryooleey ee gobolka Sh/Hoose ayaa waxaa ka dhacay Qarax Xoogan oo khasaaro geystay.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay goob ay fadhiyeen dad shacab ah, waxaana halkaasi ka dhashay khasaaro.

Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay labo Ruux sidoo kalena waxaa ku dhaawacmay 5 ruux, waxaana inta badan dhaawacyada la geeyay isbitaalka guud ee magaalada Qoryooleey.

Hoos ka Dhageyso Codka:-