Daawo Sawirro:Wasiirka Arrimaha gudaha oo Maanta gaaray Baladweyne.

0

Waxaa Maanta magaalada Jowhar gaaray Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowlada Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa.

Wafdiga ayaa waxay kulamo hor dhac ah la qaateen Odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan iyo Masuuliyiinta Gobolka Hiiraan.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

booqashada-bweyne-1 booqashada-bweyne-2 booqashada-bweyne-3 booqashada-bweyne-4 booqashada-bweyne-5 booqashada-bweyne-6 booqashada-bweyne-7 booqashada-bweyne-8 booqashada-bweyne-9 booqashada-bweyne-10