DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Wafdi ka socda Jowhar oo Maanta gaaray Jowhar

0

Waxaa Maanta magaalada Jowhar gaaray Wafdi uu hogaaminayo Wasiiro Dowlaha Wasaarada Maaliyada ee Dowlada Federaalka Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur.

Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ahaa Xildhibaano iyo Odayaal ka soo jeeda gobolksa Sh/Dhexe.

Gelinkii dambe ee Maanta ilaa Caawa waxaa Magaalada Jowhar ka soconayo kulamo gaar gaar ah oo ay masuuliyiinta maanta gaaray Jowhar la leeyihii waxgaradka iyo Odayaasha Gobolka Sh/Dhexe.

Agaasimaha Warbaahinta ee Gobolka Sh/Dhexe C/kariin Aaloos oo Wareysi gaar ah siiyay Shabakada Wararka Allgalgaduud.com ayaa arrimahaasi ka warbixiyay iyo waxa caawa ka soconayo Jowhar.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-