DHAGEYSO:- Madaxda Galmudug oo eedeyn badan loo soo jeediyay iyo Gudiga Xeer Hoosaadka Galmudug oo arimo badan kashifay

0

Wararka ka imaanaya Degmada Cadaado Ayaa Sheegaya in Maanta Gudiga Xeer Hoosaadka Galmudug Waxa ay Madaxda Galmudug ku eedeeyeen Jabinta Sharciga Galmudug.

Gudoomiyaha Gudiga Xeer Hoosaadka Galmudug Cabdi Wali Cali Maxamuud oo Warbaahinta kula Hadlay Cadaado Ayaa Sheegay in Waxybaaha La Jabiyay ay ugu Horeeso Mudo 45 Cisho in lagu Tago Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb.

Gudoomiyaha Ayaa intaasi ku Daray Hadii aan lagu Tagin Mudadaasi Caasimada Dhuusomareeb in Xilka Ay iska Casilayaan Madaxda Xiligan Heyso.

Cabdi Wali ayaa intaasi ku Daray in loo Baahanyahay in leesla Xisaabtamo isla markana la ilaalsho Sharciga iyo Dastuurka Galmudug.

HALKAAN KA DHAGEYSO