Daawo Sawirada Gudoomiyaha G/Banaadir oo Xariga ka jaray Wado Muhiim u ah shacabka Muqdisho

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sheekh Xuseen Yuusuf Jimcaale ayaa maantay xariga ka jaray  waddo laami ah oo Maamulka Gobolka banaadir dib u dayactiray, taas oo isku xirta Dekadda weyne ee Muqdisho ilaa iyo isgoyska Ceel Gaabta.

Dhismaha Wadadan ayaa waxaa fuliyey Maamulka Gobolka Banaadir, waxaana uu ka mid yahay mahshruuca dalkaada dhiso oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku dhawaaqay.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

FB_IMG_1457777505267 FB_IMG_1457777514039 FB_IMG_1457777517409 FB_IMG_1457777520896 FB_IMG_1457777523918 FB_IMG_1457777528184 FB_IMG_1457777531787 FB_IMG_1457777535141 FB_IMG_1457777537997 FB_IMG_1457777541118 FB_IMG_1457777544571 FB_IMG_1457777551246 FB_IMG_1457777554401 FB_IMG_1457777557907 FB_IMG_1457777561126 FB_IMG_1457777617058 FB_IMG_1457777619686 FB_IMG_1457777639355