DHAGEYSO WAREYSI:- Fuustada Biyaha oo deegaanada Shabeelada Dhexe lagu iibsanayo 5-Dollar

0

Waxaa la soo sheegayaa in webiga Shabeelle uu deeganada qaar biyo yareeyay.

Degmada Qoryooley oo ka mid ah deeganada uu webigaasi maro kuna tiirsan biyaha webiga ayaa waxaa soo wajahay biyo yari baahsan.

Fuustada biyaha ayaa maalmihii ugu dambeeyay la sheegayaa in la kala siisanayay 100 kun oo shillinka Somaliga ah, oo u dhiganta 5 dollar.

HALKAAN KA DHAGEYSO