DHAGEYSO:- Gudoomiyaha Degmada Waaberi oo ka hadashay Arrimo Xasaasi ah

0

Gudoomiyaha Degmada Waaberi ee Maamulka Gobolka Banaadir Xaawa Maxamuud Cali ” Xaawa Kiin” ayaa Haweenka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay ka qeyb qaataan nabada iyo hormarinta caasimada Muqdisho.

waxay sheegtay in Haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa qurbaha ku nool in loogu baahan yahay iney dalkooda ku soo laabtaan oo ay maal gashadaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-