DAAWO MUUQAAL:- Dowlada Soomaaliya oo Sharaxday qaabkii uu u dhacay Weerarkii Awdheegle

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar ciidanka Mareykanka iyo kuwa Soomaalida ay ku qaadeyn deegaanka Awdheegle oo ka tirsan gobolka Shabeelada hoose, halkaas oo ay gacanta ku hayaan ururka al-Shabaab.

Col. Mark Cheadle oo u hadley Maraykanka ayaa AP u sheegey in ciidamada Soomaaliya kooxda Danab ay ka qaybqaateen weerarka, Sidoo kalana Dawlada Soomaaliya ayaa faah faahin dheeriya ka bixisay sidii wax u dhaceen.

HALKAAN KA DAAWO