Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Idman Sheekh Maxamed Aw Maxamuud.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhda ahayd 10-03-2016 ku geeriyootay magaalada Nairobi ee dalka Kenya Allaha u Naxariistee Marxuumad Idman Sheekh Maxamed Aw Maxamuud.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Idman Sheekh Maxamed Aw Maxamuud, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Aw Maxamuud Maxamed Ciise, gaar ahaana reer Sheekh Maxamed Aw Maxamuud iyo asxaabti ay ka baxday Allaha U Naxariistee Marxuumad Idman Sheekh Maxamed Aw Maxamuud, waxaan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Idman Sheekh Maxamed Aw Maxamuud, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Idman Sheekh Maxamed Aw Maxamuud Janadi Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Oo La Mid Ah Midkan U Diraya Dhamaan Reer Aw Maxamuud Gaar Ahaana Reer Sheekh Maxamed Aw Maxamuud.

 

Reer Ugaas Maxamed Ugaas Aaden Xaashi

tacsiii