DHAGEYSO WAREYSI:- Wiilkii u Hanjabay FBI-da Mareykanka oo Xabsiga laga soo daayay iyo Wareysi Xiiso badan

0

Xabsi ku yala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa shalay laga sii daayay wiil Soomaali ah oo lagu magacabo Khaalid Cabdullqaadir.

Khaalid ayaa waxaa oo hore loogu eedeyay inuu u hanjabay hay’adda dambi baarista Maraykanka ee FBI-da.

Khaalid ayaa Maxkamadda ka hor-qirtay inuu galay dambiyada lagu soo eedeeyay.

Warbaahinta Mareykanka ayaa markii wiilkaasi la soo daayay waraysatay isaga iyo labadiisa waalid, waxayna ka warbixiyeen dareenkooda.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga oo Xiiso badan:-

 

wiil