DHAGEYSO:- Gudoomiyaha G/Banaadir oo fariin adag u diray shacabka soomaaliyeed

0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdiso Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa shacabka soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dhismaha  wadooyinka muqdisho.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in iminka shacabka soomaaliyeed in ay isku kalsoonaadaan oo ay is caawiyaan.

Waxa uu sheegay Gudoomiyaha in ay shacabka ka codsanaya in ay isku gargaaraan oo ay ka qeyb qaataan dhismaha wadooyinka muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Codka:-