DHAGEYSO:- Xasan Sheekh ” Inta ay Siyaasadeena xun tahay ma gaareyno hormar amni iyo mid dhaqaale”..

0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aan hormar iy amni buuxa aan la gaarin Karin, iyadoo ay jirto Siyaasad xun.

Waxa uu sidoo kale sheegay in aysan jirin cid soomaaliya u sixi karta Siyaasadeeda lkn laga caawin karo oo keliya arrimaha hormarka iyo taageerada.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Sixida iyo hormarinta Siyaasada Soomaaliya  ay u taalla Madaxda iyo Shacabka soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ay muhiim tahay in cid walbo ay ka qeyb qaadato hormarinta Siyaasada Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-